Anushka Sharma, Priyanka Chopra Iyo Atirishooyinka Ugu Labiska Wanaagsan Todobaadka (+Sawiro)

Ugu dambeyn waa lasoo bandhigay atirishooyinka Bollywoodka kuwooda ugu labiska wanaagsan todobaadka ayago kala xul ah xiliyo kala duwana sawiro laga soo qabtay..

Anushka Sharma iyo Priyanka Chopra ayaa noqdeen kuwa labiska qurxoon laga soo qabtay todobaadki lasoo dhaafay ayagoo labis heer sare ah fagaaraha la yimaaden hogaankana u hayaan atirishooyinka todobaadka ugu labiska wanaagsan.

Waxaa kaloo lasoo bandhigi doona kuwa Fashion-ka ka khaldamay misane labis qaab daran laga soo qabtay balse aan isla aragno atirishooyinka ugu labiska wanaagsan todobaadka.

Dhanka kale sawiradan waxaa laga soo qabtaa xiliyo kala duwan ayagoo goobo kala duwan kusugan waana mid qiimeyn lagu sameeyo kadibna waxaa lasoo saara todobaad walba kuwa ugu labiska wanaagsan iyo kuwa ugu labiska xun intaba.

Hadii maanta aan wada arkeeno atirishooyinka ugu labiska wanaagsan maalinti shalay ahedna waxaan wada aragnay kuwa Fashion-ka ka halaabay ee labiska xun fagaaraha la imaadeen oo aan soo bandhignay.

Fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada atirishooyinka todobaadka ugu labiska wanaagsan ee noqdeen kuwa labiskooda laga helay xiliyo kala duwana todobaadkan sawiro laga soo qabtay..

Priyanka Chopra:

priyanka

Anushka Sharma:

anushka

Sonali Bendre:

sonal

Kareena Kapoor:

kareena (1)

Sonakshi Sinha:

sonakshi

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*