Aragtida Kowaad Akshay Khanna iyo Doorkiisa Filmka The Accidental Prime minister 

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay  aragtida kowaad ee doorka aktarka akshay khanna ku jilaayo filmka looga hadlaayo nolosha Ra’iisul Wasaarihii hore Hindiya Manmohan Singh.

Anupam Kher ayaa matalaayo doorka Ra’iisul Wasaarihii hore Manmohan Singh halka Akshaye Khanna uu matalaayo doorka Sanjaya Barua oo ahaa wariye ruug cadaa ah arimaha siyaasada ka faaloon jiray Akshaye Khanna oo aad isugu ekeysiiyay siyaasiga ruug cadaaga Sanjaya Barua


Waxaa kaloo filmka door wacan kuleh atirishada Suzanne Bernert taaso filmkaan ku jili doonto doorka Sonia Gandhi oo ah door siyaasada kamid ah

Anupam Kher iyo Akshaye Khanna filimkooda The Accidental Prime Minister waxaa la daawan doonaa dhamaadka sanadkaan gaar ahaan 11 janaayo sanadkan