Arbaaz Khan Iyo Malika Arora Oo Ku Kulmayn Xaflada Dhalashada Ee Amrita Arora.

atariishada bollywoodka ee amrita arora ayaa maanta waxa ay u dabaal-dagaysaa dhalashadeeda iyadoo 41 sano jirsatay

atariishadan xilli waxa ay ka mid ahayd atariishooyinka ugu quruxda bollywoodka aflaamta caanka ah ee samaysay waxaa ka mid ah awara pagal deewana , girlfriend , kambakkht ishq iyo aflaamo kale oo badan

Arbaaz Khan ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadka kasoo muuqday xaflada inkastoo ay dhawaan ay kala tagayn amrita arora walaasheeda malika arora laakiin arbaazkhan weli muusan jarin xariirka kala dhaxeeya malika arora iyo amrita arora

Hadaba xafladan waxaa kasoo qeyb galeen xidigaha ay kamid ka yihiin Arbaaz Khan, Malika Arora, Karisma Kapoor, Kareena Kapoor Khan, Saif Ali Khan oo ay intaba isku dhowyihiin atirishadan iyo asaxaabteda kale waana xaflad yar oo qaas ah.