Arjun Kapoor Oo Saaxiibtiisa Malaika Arora Ku Hubsaday Gaarigeeda La Iskuma Aaminaayo Magaalka (+Sawiro)

Waxaa sawiro laga soo qabtay lamaanaha hadal heynta Bollywoodka iska qabsadeen mudooyinkan dambe Arjun Kapoor iyo Malaika Arora xili ay magaalka kusugnaayeen mid dano gaar ahna ka lahaayen.

Xidigahan sido kale muqaayad xaafadooda meel udhow ku taalo ayaa lagu arkay iyagoo kasoo baxayaan sawir qaadayaal goobta ka akdhawaayeen ayaa sawiro kasoo qabteen waxaase la arkay Arjun oo ilaalinaayo saaxiibtiisa.

Waxuu ku hubsaday gaarigeeda si amaan iyo nabad galyo ah hadii kale saxaafada goobta ka akdhawaayeen ayaa kusoo yaaci lahed iyo taageerayaal badan oo xili walba sawiro Selfie rabaan.

Waxaa la isla dhexmaraayey in bisha June arooska lamaanahan dhici doono wixii aqbaar kasoo korhda arooskoda kala soco Filimside halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo bandhigay..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*