Arjun Rampal Filmka Uu Ku Xarakeyay Ee Elaan Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Elaan waa film dagaal iyo qiyaano isku dhex jirta ah waxaana la daawaday maanta oo kale 14 Jan sanadkii 2005.

Balse filmkaan waxuu noqday mid bur bur weyn ku habsada sheekada filmka oo dhaliil xoogan loo gestay inkastoo Arjun Rampal qaab jiliin cajiib ah kusoo bandhigay filmkaan si qaas ahna amaan balaaran ugu helay doorkisa.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Elaan iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday:

Director: Vikram Bhatt

Jilayaasha filmka: Mithun Chakraborty, Arjun Rampal, Amisha Patel, John Abraham, Rahul Khanna, Lara Dutta iyo kuwa kale

Xiliga la daawaday: 14 January 2005

Tiyaatarada laga daawaday: 375

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 1.16 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 3.06 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 4.65 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 15 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 7.51  Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 24.65 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 10.83 CroreTirada tikit u goosatay – 2-malyan 564,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – xogtaas ma heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  3.25 Crore

Natiijadiisa – Disaster

Qiimeynta IMDB Rating –4.4/10