Home Nolosha Jilayaasha Arrin Xiiso Leh : Doorka Aktarka Ajay Devgan Iyo Waqtiga Uu Filimka...

Arrin Xiiso Leh : Doorka Aktarka Ajay Devgan Iyo Waqtiga Uu Filimka RRR Kasoo Muuqanaayo Oo La Shaaciyay

Ajay Devgan waa mid ka mid ah aktarada ugu caansan gudaha bollywoodka laakiin aktarkan waxa uu aktarada kale kaga duwan yahay inuu samayn karo door walba oo aktar looga baahan yahay sidoo kale waa Ajay Devgan waa aktar saaxiibo la ah dhamaan aktarada bollywoodka

iyadoo 10 ee lasoo gudbay aktarkan uu soo maray marxalado kala duwan  kaaso ah sida hiirarka badda marna kor ayuu aadaayay marna hoos laakiin markan waxa ay taagan Ajay iyo waxa uu soo wado iyo wabiga yaa weyn

Ajay Devgan ayaa labo bilood ka hor waxa uu ku dhawaaqay samaynta mashruucyo cusub oo waa weyn sida Filimka RRR kaaso uu la jilaayo jilaayaasha ugu caansan shirkada Telegu sida NTr , Ram Charan iyo Alia Bhatt halka uu Director ka yahay Ssrajamouli kaaso ah Director kii sameeyay labada Baahubali

iyadoo maalmo ka hor aan idin soo gudbinay warbixin ka hadlay doorka atariishadan Alia Bhatt taawo filimkan jaceyl kula wadaagi doonta aktarka Ram Charan

haddaba waxaa la helay xog ama warbixin la hadlaysaa doorka aktarka Ajay Devgan uu ku yeelan doono filimkan weyn iyo qaabka uu filimkan kaga soo muuqanaayo

Aktarka Ajay Devgan waxa uu filimkan ku matali doona doorka aabaha aktarka Ram Charan taaso la micno ah inuu Ajay Devgan filimkan uu aabo u noqonaayo Ram Charan sidoo kale Ajay Devgan waxa uu filimkan kasoo gelin doona ama uu kasoo muuqam doona qaybta labaad ee filimkan isagoo sheeko ahaan lagu soo qaadan doono waana arrin xiiso badan




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...