Home Nolosha Jilayaasha Atariishooyinka Bollywoodka ah Kuwaaso Aan Baaqan Karin Jimicsiga

Atariishooyinka Bollywoodka ah Kuwaaso Aan Baaqan Karin Jimicsiga

Bollywoodka waxay heestaan hablo qurux badan hablahaas quruxdooda waxaa kaalin weyn ka qaadato jirka oo ay dhistaan.

ma arkeysid atiriisho aan hilib la dagaalameynin waayo waxay mid walba rabtaa inee qurux badnaato marka ay shaashada hortageyso.

waxaa maanta sawiro kala duwan laga soo qaaday 5 atariisho kuwaaso xilli la arko iyagoo sii galaya ama kasoo baxayaan macadka jirdhiska (GYm)

waxaana ka mid ah atariishad dhawaan-galka ah ee Jahnvi Kapoor , Alia Bhatt , Deepikan , Malaika Arora iyo atariishooyin kale oo badan

1. Alia Bhatt

2. Kareena Kapoor

3. Deepika Padukone

4. Malaika Arora

5. Katrina Kaif

6. Jahnvi Kapoor





WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...