Home BOX OFFICE Atiriishooyinka Bollywoodka Ee Hal Sano Gudahiisa 3 Film Iyo Ka Badan Hit...

Atiriishooyinka Bollywoodka Ee Hal Sano Gudahiisa 3 Film Iyo Ka Badan Hit Dhameestiran U Noqdeen 1993-2019!!

 

Wax sahlan ma ahan in atoore ama atiriisho hal sano gudahiisa ku sameyeen sedex film Hit dhameestiran noqdeen ugu yaraan balse iskoorkan waxuu u gaar yahay kaliya 5 atiriisho oo qaanadan gaarka ah galeen.

Karisma Kapoor feynuustii fanka hindiya iyada ayaa hogaamineysa liiskan qeybta atiriishooyinka maadmaa 3 sano kala duwan ay min sedex film Hit dhameestiran la timid looma dhowaan karo xidigtaan inta kale atiriishooyinka waa min hal sano kaliya.

Qeybtii hore waxaan idiin soo bandhignay atoorayaasha oo nasiib wanaag iyagana 5 atoore noqdeen taasi waxay ka dhigantahay 10 jilaa oo atoorayaal iyo atiriishooyin ah ayaaa kaliya sameyeen 1993 ilaa 2019 hal sano gudaheeda ugu yaraan 3 film Hit dhameestiran.

Fadlan qeybta atiriishooyinka oo Karisma Kapoor hogaamineyso hoos kaga bogo kaliya 5 atiriisho ayaa liiskan laga helay inta kale atiriishooyinka wey usuuro gali weysay inee hal sano sedex Hit ku sameyaan..

Karisma Kapoor: 3 Sano

1996: Sedex Film ayaa Hit dhameestiran u noqdeen oo kala ah Saajan Chale Sasural (Super Hit), Jeet (Super Hit) iyo Raja Hindustani (All Time Blockbuster).

1997: Sedex film ayaa Hit dhameestiran u noqdeen oo kala ah Judwaa (Hit), Hero No.1 (Super Hit) iyo Dil To Pagal Hai (Blockbuster).

1999: Sedex film ayaa Hit dhameestiran u noqdeen oo kala ah Biwi No.1 (Super Hit), Haseena Maan Jayegi (Hit) iyo Hum Saathi Saathi Hain (Blockbuster).

Deepika Padukone: 1 sano

2013: Sedex film ayaa Hit dhameestiran u noqdeen oo kala ah Yeh Jawaani Hai Deewani (Blockbuster), Chennai Express (Blockbuster) iyo Ram-Leela (Hit).

Kajol: 1 Sano

1997: Sedex film ayaa Hit dhameestiran u noqdeen oo kala ah Pyaar Kiya To Darna Kya (Super Hit), Pyaar To Ho Na Hi Tha (Super Hit) iyo Kuch Kuch Hota Hai (All Time Blockbuster).

Raveena Tandon: 1 sano

1994: Sedex film ayaa Hit dhameestiran u noqdeen oo kala ah Dilwale (Super Hit), Laadla (Hit) iyo Mohra (Blockbuster).

Juhi Chawla: 1 Sano

1997: Sedex film ayaa Hit dhameestiran u noqdeen oo kala ah Ishq (Super Hit), Yes Boss (Hit) iyo Deewana Mastana (Hit).

Dhamaad..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...