Atirishada Rani Mukerji Iyo Xidigaha Ay Bollywoodka Ka Taagerto, Filmka Ay Jeceshahay Wax Ka Baro!

Rani Mukerji ayaa maanta u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeeda ayadoo dhalatay maanta oo kale 21 bisha Maarso sanadkii 1978 waxayna jirsatay 41 sano cimri ahaan.

Rani waa mid kamid ah atirishooyinka ugu maqaamka weyn fanka hindiya looguna jecelyahay hadaba waxaan idin heynaa jilayaasha Rani ay Bollywoodka ka jeceshahay.

Waxay Bollywoodka jeceshahay xidigaha kala ah Amitabh Bachchan Iyo Shah Rukh Khan halka ay dhanka atirishooyinkana ka jeceshahay Sridevi iyo Sharmila Tagore.

Marka laga hadlo aflaamta Bollywoodka waxay Rani ugu jeceshahay filmkeda Black balse marka laga hadlo filmada aan Bollywoodka ahen waxay Rani ugu jeceshahay filmka Titanic

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid….