Atooraha Shahid Kapoor Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan IMDB-Rating-ka!

Shahid Kapoor waa atoore Bollywoodka ku fanaana maadama jiliinkiisa yahay mid in badan aan loo dhowaan Karin waxuuna mudadii u dambeysay ee uu fanka kujiray isku celinaayey qaab jiliinkiisa.

Shahid aflaamtisa udambeyeen guul darooyin aye la kulmaayen balse qaab jiliinkisa ayuu ku meel maraayey ilaa Hit-kiisa ugu weyn ee Padmaavat uu helo.

Sidaa awged waxaan idiin heynaa 10-ka film ee aflaamta Shahid ugu wanaagsan dhanka Sheekada iyo qiimeynta IMDB-Rating ayagoo xidigo wanaagsan ka heleen qiimeyntan.

Halkaan Kaga Bogo Shahid Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan:

Haider: 8.2/10

Jab We Met: 8.0/10

Udta Punjab: 7.8/10

Kaminey: 7.4/10

Padmaavat: 7.3/10

Vivah: 6.6/10

Chup Chupke: 6.6/10

Ishq Vishk: 6.1/10

Badmaa$h Company: 6/10

36 China Town: 5.6/10

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*