Atoorayaasha Bollywoodka 90-kii La Daawan Jiray Saaxada Ka Dhaceen Iyo Muuqaalkoda Maanta Qeybtii 2aad (+Video)

Bollywoodka waxaa soo mareen jilayaal badan oo aan magac weyn iyo guul midna ka helin xiligii dahabiga ahed 90-kii ilaa bilawgii qarnigaan kuwaaso diidmo badan kala kulmeen daawadayaasha.

Maqaalkaan waxaan kaga hadli doona atooryaasha Bollywoodka soo mareen 90-kii ilaa bilawgii qarnigaan kuwaaso ku fashilmeen fanka sido kalena isaga baxeen iyo muuqaalkoda maanta sawiro ka turjumayaan.

Ragg badan ayaa liiskan kasoo muuqan doonan dabcan aad hal film ama labo film ku daawateen waana macquul kuwa qaarkod xitaa magacyadooda in aadan garaneenin liiskan waxaa soo galayaan Akshaye Khanna, Chandrachur Singh iyo kuwa kale oo badan…

Fadlan halkaan hoose kaga bogo atoorayasha Bollywoodka ku fashilmeen ee 90-kii ilaa bilawgii qarnigan la daawan jiray…

Dhamaad…