Home Nolosha Jilayaasha Atoorayaasha Iyo Atiriishooyinka Oo Ka Faani Jireen, Filmsameye Ka Dalbaday Inee Sariir...

Atoorayaasha Iyo Atiriishooyinka Oo Ka Faani Jireen, Filmsameye Ka Dalbaday Inee Sariir La Wadaagto Iyo Sunny Leone Oo Wax Badan Shaaca Ka Qaaday!!

 

Xidigta Sunny Leone waa mid kamid ah xidigaha caalamka inkastoo marka xidigaha laga hadlaayo ay kala baxaan shaqadooda hadana Sunny waxay xidig caalami ah oo la aqoonsado ku noqotay sameynta filimada anshax xumada ah ee galmada.

mudo dheer ayee Sunny PornStar soo ahed inkastoo waayahan dambe ay iska joojisay shaqadan oo ayna usoo jeedsatay sameynta filimada Bollywoodka ayadoona rabto inee noqoto atariisho awood leh.

balse kuma aysna xisaabtamin miyaa Sunny bada ay gashay inesan ahen bad fiican, xidigtaan hada aflaamta muuqaalo kooban ayee ku lahaata sido kalena waxayba u badantahay inee heeso kula haato filimada qaarkood.

maadama filimsameyasha aysan siinin door muhiim ah iskaba dhaaf atariisho hogaamiso filim dhan in laga dhigo waayo waxay ogyihiin dadka aktooda waxa ay ka tahay iyo filimkaas inuu ka qasaari doono hadii ay hogaan kaga dhigaan.

hadaba xidigtaan aya shegtay inee inbadan ku qanacsantahay doorarka yaryar ee ay aflaamta kahesho waqtigaan la joogo maadama aad iyo aad niyada ugu dhisaneeso akjooga xidigaha waaweyn.

waxaa jiray ayee tiri waqti xidigaha atariishoyinka iyo atoorayasha caalamka ay inbadan iga fogaan jireen hadii aan kukulano goobaha caanka ah ayee tiri sida goobaha abaal marinada la isku siiyo.

balse maanta waxaa nasiib u ah in aanan laga fogaanenin oo goob walba ay kula falgasho xidigaha noocyadooda kala duwan balse sidee rabtay wali ma aysan heli taaso ah inee hogaan looga dhigo filim ama atariisho koowaa ay filim ka noqoto taasna mudo yar kadib niyada aye kuheesa filimsameyayaal badan inee soo dalban doonan xidigtaan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...

Is bar bar dhig Karisma Vs Kajol oo dhan walbo ah halkaan kaga boqo (Qoraal ahaan)

  Karisma Kapoor Magaceeda Rasmiga ah: Karisma Kapoor Kajol Magaceeda Rasmiga ah: Kajol Mukerji Xiliga Karisma dhalatay: 25 June 1974 waa 45-jir Xiliga Kajol dhalatay : 5 Aug...

Barnaamijka raadraaca Bollywood-ka: Maanta Bollywood-ka maxaa ka cusub

  Maalin wanaagsan aqristayaasha qiimaha badan ee Filimside ku xiran kusoo dhawaada maqaal qoraaladiisa kooban yihiin oo aan idin kugu soo gubdineyno aqbaraadka ugu hadal...