Ayub Khan Filmkiisa Salaami Iyo Sida Uu Semi Hit Ku Noqday Wax Ka Ogow!

Salaami waa film jaceyl iyo dagaal isku dhex jiro ah waxaana hogaamiyaal ka ahaayen Ayub Khan, Roshini Jafrrey halka ay doorar muhiim ah ku lahaayen jilayaal kale sida Kabir Bedi.

Maanta oo kale 18 maarso sanadkii 1994 ayaa la daawaday filmka Salaami oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Semi Hit ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Sultan Kapoor

Tiyaatarada laga daawaday: 65

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 13.25 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  41 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 72.75 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay –1.10 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –2.80 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 51.69 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 4.37 Crore

Tirada tikit u goosatay – 5-malyan 375,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.22 Crore

Natiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 7.2/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

1 Comment

  1. Ninkan ayub khan ah taagero u ahay ee taxlil kusoo sameeya halku dambeyo waayihisa iyo xaqiiqoyin u gaar ah plz

Comments are closed.