Bahubali 2 vs Uri: Is bar bar dhig todobaadka afaraad ganacsigooda

Filimka Uri ayaa iskoorka lacagaha todobaadka afaraad kala wareegay Bahubali 2 waxaana ugu wacan in Uri in ganacsi xad dhaaf ah ka sameeyay Koonfurta Hindiya waana mid kale oo muujineyso in Uri wax walbo laga filan karo.

Uri todobaadkiisa afaraad wuxuu keenay 29.30 Ctore halka Bahubali 2 uu keenay 29.11 Crore lacagaha nadiifka ah ama canshuurta kadib.

Balse marka la eego canshuurta ka hor ganacsiga la sameeyay waxaa badan Bahubali 2 oo keenay 40.44 Crore labo sano ka hor halka Uri uu keenay 35.09 Crore balse nidaamka canshuurta oo haatan 12% laga dhigay dhanka filimada ayaa Uri ka caawisay inuu Bahubali lacagaha nadiifka ah dhowr Lakh dheeraado.

Fadlan hoos kaga bogo is bar bar dhig Bahubali 2 vs Uri todobadka afaraad ganacsiga ay sameeyeen soona daabacday shabakada Boxoffice India (BOI) gobol walbo lacagaha ay kasoo xareeyeen:

Mumbai

Bahubali – The Conclusion – 9.78 Crore

Uri – The Surgical Strike – 9.22 Crore

 

Delhi / UP

Bahubali – The Conclusion – 6.03 Crore

Uri – The Surgical Strike – 5.58 Crore

 

East Punjab

Bahubali – The Conclusion – 2.69 Crore

Uri – The Surgical Strike – 2.06 Crore

 

Rajasthan

Bahubali – The Conclusion – 1.81 Crore

Uri – The Surgical Strike – 92 Lakh

 

CP Berar

Bahubali – The Conclusion – 2.04 Crore

Uri – The Surgical Strike – 1.03 Crore

 

CI

Bahubali – The Conclusion – 1.45 Crore

Uri – The Surgical Strike – 67 Lakh

 

Nizam / Andhra

Bahubali – The Conclusion – 67 Lakh

Uri – The Surgical Strike – 2.21 Crore

 

Mysore 

Bahubali – The Conclusion – 1.56 Crore

Uri – The Surgical Strike – 4.23 Crore

 

Tamil Nadu / Kerala

Bahubali – The Conclusion – 1.10 Crore

Uri – The Surgical Strike – 92 Lakh

 

West Bengal 

Bahubali – The Conclusion – 1.21 Crore

Uri – The Surgical Strike – 1.30 Crore

 

Bihar

Bahubali – The Conclusion – 1 Crore

Uri – The Surgical Strike – 70 Lakh

 

Assam

Bahubali – The Conclusion – 34 Lakh

Uri – The Surgical Strike – 21 Lakh

 

Odisha

Bahubali – The Conclusion – 42 Lakh

Uri – The Surgical Strike – 26 Lakh

 

 

TOTAL 

Bahubali – The Conclusion – 29.11 Crore

Uri – The Surgical Strike – 29.30 Crore