Bal Nala Daawo Sawirada Shidan gabdhaa Uu Dhalay Aktarka Caanka Ah Ee Govinda (Sawiro)

Supertstar Govinda wuxuu ahaa mada daaliyaha kowaad ee Bolywood-ka intii u dhaxeesay 1993 ilaa 2001 wuxuuna caan ku noqday aqoonsi aan la gaari karina ku helay dhanka sameynta aflaanta shactirada ah ama Comedy Movies loo yaqaan oo dhex lifaaqay fariinta arimaha qoyska.

govinda kaliya kuma uusam guulaysanin inuu maqaam sare ka gaaro dhanka iyo aflaamta sidoo kale waa nin leh qoysk weyn oo farxad haysta govinda iyo xaaskiisa suita ahuja waxaa u joogaan waxa ay waalid u hiyiin labo caruur oo lagu kala magacaabo yashvardhan ahuja iyo tina ahuja

 

iyadoo aan maanta warbixinteena aan kusoo qaadan doono gabadha lagu magacaabo tina ahuja iyada hadda waa atariisho iyadoo sanadkii 2015 kusoo caan baxday filimka lagu magacaabo second hand husband iyada hadda waa 29 sano

weli tina maysan helin aflaamo badan o tayo leh kuwaaso banaanka soo dhigi karaan xirfadeeda jiliin maadaama uu aabo u yahay mid ka mid ah aktarada looga haray dhanka shactirada ee govinda

haddabe waxaan maanta ku hayaa sawirada tina ahuja oo shidan fadlan hoos ka daawo sawirada xidigtan