Balwada Ranbir Kapoor Waa Ciyaarista Kubbada Cagta: Ranbir Kapoor oo Kubbad La Ciyaaraya Asxaabtiisa

Ranbir Kapoor, waxay uu ka mid yahay jilayaasha aadka u jecel kubada cagta isagoo xilli walba oo shaqada uu ka nasanaayo uu jecel yahay inuu ciyaaro kubada cagta

Jilaaga caanka ah ayaa waxa uu hore u sheegay inuu aad u jecel yahay  ciyaarista kubada cagta todobaad walbana maalin kamid ah inuu la cayaaro kooxdisa gaarka ah ee ay isfahamsanyihiin.

Waxaa sawiro laga soo qabtay jilaaga Ranbir Kapoor  oo kusugan garoonka magaalada ku dhex yaalo xili ay kubada ay wada ciyaarayaan qaar ka mid ah asxaabtiisa ciyaarayaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*