Baro 8-Jilaa Bollywood-ka Ka Tirsan Oo Shactirada Looga Haray Wiilashooda (+Sawiro)

Jilaayaasha  Bollywood-ka  ka  tirsan  waa  kuwa  tamar  badan  oo  doorar  kala  duwan sameeyaan ayagoo  mar walbo ka run sheego door walbo ay sameeyaan.

Laakiin waxaa jiro jilaayaal door walbo si weyn ugu soo baxo doorarkaas waxaa ka mid ah shactirada oo ah door dhib badan oo badi jilaayaaasha uu cadaalo fali karin.

Haddaba maanta waxaa idin heynaa jilaayaasha qosalka naga dhameeyay wiilashooda oo aqooon loo laheyn waxaana ku arki doonta liiskaan jilaayaasha loogu haray shactirada oo ka mid ah Govina Iyo Akshay haka reebin Johnny Lever Amadi.

  1. kayoze irani – Boman Irani

2. Jessey Lever – Johnny Lever

3. Malher Patekar – Nana Patekar

4. Yashvardhan Ahuja – Govinda

5. Aarav – Akshay Kumar

6. Shahnawaz Khan & Sarfaraz Khan – Kader Khan

7. Siddhanth Kapoor – Shakti Kapoor

8. Vivaan Shah & Imaad Shah – Naseeruddin Shah

 

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*