Home Nolosha Jilayaasha Baro Aktarada Ugu Caansan Koonfura Kuwaaso Biirayn Siyaasada

Baro Aktarada Ugu Caansan Koonfura Kuwaaso Biirayn Siyaasada

Kulanti Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Mar Walba Jecel Nahay Inan Idin Soo Gudbino Warbixinada Iyo Wararka Kuwooda Ugu Xiisaha Badan Maanta Waxan Ku Hayaa Warbixin Ah Aktarada Koonfurta Hindiya Oo Aad Si Weyn U Garaneeysan

Mar Haddii Koonfurta La Aado Waxa Liiska Soo Galaya Shirkadaha Halkaas Ka Shaqeeya Sida Tamil Telegu Malayalam Kannada Iyo Kuwa Kale Oo Badan

Waxaan Xaruntooda Ugu Weyn Ay Tahay Magaalada Hyderabad Iyadoo Aktaradaas Ay Doortayn Inay Ku Biirayn Siyaasada Waxaa Ka Mid Ah Aktaro Caan Ah

Fadlan Hoos Kaga Bogo Sawirada Iyo Liiska Xidigahaas

1. Chiranjeevi

Chiranjeevi Waa Shaqsi Ka Mid Kuwa Ugu Caabsan Koonfurta Hindiya Waxaana Uu Aabe U Yahay Aktarka Lagu Magacaabo Ram Charan Chiranjeevi Filimkiisa Ugu Horeeyay Waxaa Uu Ahaa Filim Lagu Magacaabo Punadhirallu Sanadkii 1978

Isagoo Muddo Ku Dhex Muuqday Aflaamta Ayaa Laga Waayay Sanadihii U Dhaxeesay 2007 Ilaa 2017 Isagoo Ku Biiray Siyaasada Isagoo Markaas Noqday Xilibaan

Chiranjeevi Waxaa Laga Soo Doortay Andhra Pradesh Isaga Waxa Uu Soo Qabtay Xilal Kala Duwan Sida Wasiirka Ganacsiga Iyo Wasiirka Dalxiisa Uu Soo Noqday Sanadkii 2012 Ilaa 2014 Hadda Waa Xilibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Hindiya

2. Pawan Kalyan

Konidela Kalyan Babu Oo Aad U Taqaanan Pawan Kalyan Waa Aktar Qoraa Iyo Director Waxaana Uu Magac Weyn Ku Leeyahay Koonfurta Hindiya xitaa Waxa Uu Halkaas Ku Leeyahay Taageerayaal Si Weyn U Jecel Isaga

Pawan Kalyan Waa Aktar Si Weyn Looga Dambeeyo Markuu Aflaamta Mudo Dheer Ku Jiray Waxa Uu Hamigiisa Iyo Dooqiisa U Weeciyay Dhanka Siyaasada Oo Si Weyn Looga Amaanay

Isagoo Siyaasada Uu Kusoo Biiray Isagoo Helay Jago Xilibaanimo Sidoo Kale Waxa Uu Hogaamiye Uu Ahaa Xisbi Lagu Magacaabo Janna Sena Sanadkii 2014

3. Kamal Hassan

Kamal Hassan Waa Mid Ka Mid Ah Aktarada Ugu Caansana Kaliya Maahan Koonfurta Xitaa Waxa Uu Magac Weyn Ku Leeyahay Dalka Hindiya Dhamaantood Waxa Uu Isaga Ka Mid Yahay Akatarad Nasiibkooda Tijaabiyay

Iyagoo U Weeciyay Inuu Bulshada Wax U Qabto Kamal Marka Hore Muusan Doonayn Inuu Ku Biiro Siyaasada Laakiin Markii Dambe Waxa Uu Badalay Maankiisa Isagoo Ku Biiray Siyaasada

Isagoo Abuurtay Urur U Gaar Ah Taaso Lagu Magacaabo People Justice Centre Si Dad Ka Ay U Helaan Cadaalad Isagoo Ku Shaqeeya Fikaradaha Bulshada Isagoo Markii Dambe Si Toos Ah Ugu Biiray Siyaasada

5. Rajnikanth

Rajnikanth Isaga Uma Baahna Faalin Ama In Laga Hadlo Isaga Waa Ninka Ugu Shacbiyada Badan Koonfurta Isaga Markii Hore Niyad Uma Haynin Inuu Ku Biiro Siyaasada

Laakiin Talo Uu Ka Helay Taageerihiisa Daacada Ah Ayay U Soo Jeediyeen Inuu Noqdo Laakiin Rajnikanth Ayaa Sanad Ka Hor Shaaciyay Inuu 2021 U Sharan Yahay Inuu Chief Minister Ka Noqdo Dhul Weynaha Koonfurta Hindiya




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...