Beauties of Bollywood: Aishwarya, Karishma Kajol Iyo Atariishooyinka 90s Hadda Waa Sidee Muqaalkooda

 

marka laga hadlaayo qurux atariishooyinka waa inaad dib u xasuusataa xiliga 90s madaama ay waqtigaas bollywoodka joogayn atariishooyinka ugu quruxda badnaa taariikhda

waxaana sidoo kale haddii qurux laga sheekooyo maskadaad kusoo dhacaysaa magacyada atariishooyinkaan sida aishwarya rai karishma kapoor raveena tandon mandhuri dixit manisha koirala shilpa shetty sonali bendre

iyasoo bollywoodkanay soo marayn atirishooyin kale oo xiliyo kala duwan loo doortay quruxda India ama quruxda aduunka maadama ay ka qeyb qaateen tartamada quruxda ee xiliyo kala duwan caalamka lagu qaban jiray.

fadlan hoos ka daawo hoose kaga bogo sida ay hadda yihiin atirishooyinka xiliga 90s kuwaaso ahaa kuwa ugu soo jiidashada wanaagsan ama ugu quruxda badan Bollywoodka

1. aishwarya rai bachchan

 

2. karishma kapoor

3. raveena tandon

4. manish koirala

5. shilpa shetty

6. sonali bendre

7. kajol

8. rani mukerji

 

9. preity zinta

 

10. juhi chawla

 

11. mandhuri dixit

12. sushmita sen 

13. urmila matondkara

Akhriste Atariishadee Ayaa Weli Leh Quruxda Aan Lagu Yaqiinay

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*