Bipasha Basu Xidigaha Ay Ka Taagerto Bollywood-Hollywood Iyo Aflaamta Ay Xiiseyso Wax Badan Ka Ogow!!

 

Atirishada Bipasha Basu ayaa maanta u dabaal dageysay dhalashadeda sida awged waxaan idiin heynaa xidigaha ay ka taagerto Bollywoodka iyo sido kale Hollywoodkaba.

Bipasha Bollywoodka waxay taageero rasmi u tahay Shah Rukh Khan iyo Priyanka Chopra waana labada shaqsi ee ay xidigtaan si rasmi ah u taagerto.

dhanka kale xidigaha Hollywoodka waxay ka taagertay jilaaga weyn ee Brad Pitt halka aflamata ay ka xiiseyo Bollywoodka yihiin filmkeda Raaz oo ay jishay iyo waliba SRK filmkiisa DDLJ.

Ugu dambeyn xidigtaan waxay aad iyo aad u jeceshahay inee dalxiis u aado had iyo jeer Paris waana meesha ay jeceshahay marka ay fasaxa leedahay iney aado.