Birthday Girl: Alia Bhatt Iyo 10 Keeda Filim Ugu Sheekada Wanaagsan

alia bhatt ayaa maanta waxa ay u dabaal dagaysa sanad guurada dhalashadeeda maadama ay atariishadan dhalatay maanta oo kale 15 March sanadkii 1993 waxa ayna  maanta jirsatay 26 sano cimri ah sidaas darteed waxaa maanta ku hayaa Alia Bhatt 10-keeda filim ee ugu sheekada wanaagsan

IMDb ayaa qiimeynta ku saleesao hal ilaa 10 dhibcood filim walbana qiimeynta sheekadiisa dhibco u dhigmaan ayaa la siiyaa ayadoo lagu saleenayo inta qof ee shabakada IMDb u coodeeyaan filimka inuu yahay mid heer sare ah, wanaagsan, dhex dhexaad, liito ama aad u liito fariin ahaan.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee emraan hashmi sameeyay kuwooda ugu sheekada wanaagsan qiimeynta IMDb Rating iyo filim wabo 10-ka dhibcood wax lagu qiimeeyo dhibcaha uu ka heesto:

1. Gully Boy (2019) – IMDB Rating: 8.5

2. Udta Punjab (2016) – IMDB Rating : 7.8

3. Raazi (2018) – IMDB Rating : 7.8

4. Highway ( 2014) – IMDB Rating : 7.7

5. Kapoor And Sons (2016) – IMDB Rating : 7.7

6. Dear Zindagi ( 2016) – IMDB Rating: 7.6

7. 2 States ( 2014) – IMDB Rating: 6.9

8. Badrinath Ki Dulahania (2017) – IMDB Rating : 6.2

9. Humpty Sharma Ki Dulahania (2014) – IMDB Rating : 6.1

 

10. Student Of The Year (2012) – IMDB Rating : 5.5

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*