Birthday Girl: Kangana Ranaut Iyo 10 Keeda Filim Ugu Sheekada Wanaagsan

Kangana Ranaut ayaa maanta waxa ay u dabaal dagaysa sanad guurada dhalashadeeda maadama ay atariishadan dhalatay maanta oo kale 23 Mar sanadkii 1987

waxa ayna  maanta jirsatay 32 sano cimri ah sidaas darteed waxaa maanta ku hayaa Alia Bhatt 10-keeda filim ee ugu sheekada wanaagsan

IMDb ayaa qiimeynta ku saleesao hal ilaa 10 dhibcood filim walbana qiimeynta sheekadiisa dhibco u dhigmaan ayaa la siiyaa ayadoo lagu saleenayo inta qof ee shabakada IMDb u coodeeyaan filimka inuu yahay mid heer sare ah, wanaagsan, dhex dhexaad, liito ama aad u liito fariin ahaan.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee emraan hashmi sameeyay kuwooda ugu sheekada wanaagsan qiimeynta IMDb Rating iyo filim wabo 10-ka dhibcood wax lagu qiimeeyo dhibcaha uu ka heesto:

1.  Queen – IMDB Rating : 8.2

 

2. Tanu Weds Manu Returns – IMDB Rating : 7.7

3. One Upon A Time in Mumbai – IMDB Rating : 7.4

4. Manikarnika : the queen of jhansi – IMDB Rating : 7.1

5. Gangster – IMDB Rating : 7.1

6. Fashion – IMDB Rating : 7

7. Tanu Weds Manu  – IMDB Rating : 6.7

8. Woh Lahme – IMDB Rating : 6.6

9. Raaz 2 – IMDB Rating : 5.7

10. Simran – IMDB Rating : 5.4