Birthday Girl: Taxliil ku saabsan Alia Bhatt awoodeeda Boxoffice-ka 2012 – 2019

Alia Bhatt mudo 7-sano ah ayay fanka Hindiya ka tirsan tahay hadana waxay noqotay atirisho awood badan guushana u saaxiibka ah sidoo kalena shaki kuma jiro saldana Bollywood-ka inay Deepika Padukone mustaqbalka dhow kala wareegi doonto.

Alia Bhatt oo sanadii 2012 Bollywood-ka kusoo biirtay ilaa haatan filimada ay sameesay iyo natiijo ahaan mid walbo waxa uu noqday fadlan hoos kaga bogo:

Alia Bhatt mudo 5-sano ah Bollywood-ka ka tirsan tahay waxay sameesay 9-filim taasi oo ka dhigan cel celis ahaan in sanadkii ay sameyso 1.8-filim ama ku dhawaad labo filim.

1. Student Of The Year (2012) – Hit : 62.94 Crore

2. Highway (2014) – Below Average : 28.43 crore

3. 2 States (2014) – Super Hit : 101.86 Crore

4. Humpty Sharma Ki Dulahania (2014) – Hit : 72.80 crore

5. Shandaar (2015) – Flop: 39.48 Crore

6. Kapoor And Sons (2016) – Hit : 69.37 Crore

7. Udta Punjab ( 2016) – Average : 58.14 crore

8. Dear Zindagi (2016) – Semi Hit : 66.46 Crore

9. Badrinath Ki Dulahania (2017) – Super Hit : 114.11 Crore

10. Raazi (2018) – Hit ( sida ay u badan tahay ) : 122 Crore

11. Gully Boy (2019) – Hit ( sida ay u badan tahay) : 127.44 Crore

(Kala Saarida Alia Bhatt Filimada Ay Sameesay)

All Time Blockbuster – 0

Blockbuster – 0

Super Hit – 2

Hit – 4

Semi Hit – 2

Average – 1

Below Average – 1

Flop – 1

Disaster – 0

Alia Bhatt 11-ka filim ay sameesay waxaa u guuleesteen 9-filim oo ka mid ah taasi oo ka dhigan in 90.77% filimadeeda xidigtaan guuleesteen.

Alia Bhatt 11-ka filim ay sameesay 6-filim oo ka mid ah ayaa Hit dhameestiran noqdeen taasi oo ka dhigan in 66.44% filimadeeda Hit noqdeen.

Alia Bhatt 11-ka filim ay sameesay waxaa ka guul dareesteen 2-filim taasi oo ka dhigan in 22.22% filimadeeda guul dareesteen.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*