Birthday Girl : Waa Kee Filimka Aad Ugu Jeceshahay Kangana Ranaut Aflaamteeda

Atirishada Kangana Ranaut wa mid kamid ah atirishooyinka Bollywoodka ugu xirfada wanaagsan waana atirisho maqaam wanaagsan ka gaartay fanka hindiya Kangana waxay dhalatay 23-kii Maarso 1987 waana xidig maanta fanka Hindiya maqaam sare ka gaartay sidoo kalena daafaha caalamka shacbiyad balaaran ku leh.

Kangana Ranaut waa atariisho ka duwan atariishooyinka kale ee Bollywoodka maadaama atariishooyinkaas aysan awoodin inay sameeyaan aflaamo uusan ku jirin aktarka  kaaso filimka hogaamiye ka ah laakiin Kanagana Ranaut waa atariisho kaliya taaso sameesay dhawr filim kuwaaso ay kaligeeda hogaamiye ka yahay

haddaba dhashada atariishada darteed waxa lasoo bandhigay aflaamteeda ay sameesay kuwooda ugu bandhiga fiican

1. Fashion

2. Manikarnika

3. Tanu Weds Manu

4. Queen