Home Nolosha Jilayaasha Bobby Deol Oo Markiisa Laga Maseersiiyay Iyo Akshay Kumar Oo Xaaska Bobby...

Bobby Deol Oo Markiisa Laga Maseersiiyay Iyo Akshay Kumar Oo Xaaska Bobby Laabta Galiyay!!

 

Akshay Kumar iyo Bobby Deol waxay kamid yihiin jilayaasha Bollywoodka tusaalaha loo soo qaato marka laga hadlaayo mowduuca saaxiibtinimo maadama ay yihiin xidigo aad isugu dhow saaxiibtinimo qoto dheerna ka dhaxeyso.

Khiladi Kumar iyo Badal waxay ku saaxiibeen filmkii Ajnabee ee sanadkii 2001 la daawaday sido kale guusha wacan gaaray wixii markaas ka dambeeyay wada shaqeyntooda iyo is fahamkooda wuu sii kordhay aflaam kalena wey isla sameyeen.

5 bil kahor muuqaal laga duubay xidigahan ayaa hadal heyn dhaliyay sida saxaafada warka u dhigtay iyo xaqiiqada rasmiga ahan labo arin ayee kala tahay hadaba aan idiin sharaxno muuqaal hadal heyn abuuray oo ilaa hada YouTube-ka kujiro.

Super Star Akshay Kumar iyo qoyskiisa ayaa habeen magaalada Mumbai casho ka doonteen markii ay muqaayada kasoo baxeen xaaskiisa Twinkle Khanna-na uu gacanta heesto gaarigiisana gali rabo waxuu si lama filaan ah ku ogaana in gadaashiisa ay soo socdaan Bobby Deol iyo xaaskiisa Tanya Deol.

Kadib Akki waxuu hab siinaa saaxiibkiisa Bobby hadana waxuu habsiinaa ama laabta galinaa Bobby xaaskiisa Tanya Deol maadama ay aqoon isku leeyihiin dumaashidiisana tahay balse si lama filaan waxaa lagu arkaa Bobby oo afka qabsanaayo saxaafada ayaa ka dhigtay in Bobby ka naxay ficilka Akki.

Xaqiiqada maxa tahay: si lama filaan ah ayuu Bobby afka gacanta u saartay kamana nixin hab siismada dhex martay xaaskiisa iyo Akshay Kumar waliba wuu qoslayaa oo farxad ayaa ka muuqata hase ahaate saxaafada muuqaalkan mudo ayee buun buunisay hadal heyn weyn ayuuna abuuray hadii aad dooneyso hoos ka daawo.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...