Bollywood Action Hero Sunny Deol Iyo Filmkiisa Himmat Oo Maanta Oo Kale La Daawaday Natiijada Uu Box=office-ka Ka Gaaray!!

Himmat waa film Action ah kaaso la daawaday maanta oo kale 5 Jan sanadki 1996 inkastoo filmkaan ganacsi ahaan guul darestay balse Super Star Sunny Deol amaal lixaad leh ayuu ku helay doorkisa.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Himmat Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday:

Hogaamiyasha Filmka: Sunny Deol, Naseeruddin Shah, Tabu iyo Shilpa Shetty

Director: Sunil Sharma

Xiliga la daawaday: 5 January 1996

Tiyaatarada laga daawaday: 185

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 55 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.57 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.65 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4.75 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 4.81 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 53.8 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 8.8 CroreTirada tikit u goosatay – 57, 310 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  2.39 CroreNatiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating –4.6/10

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*