Bray Wyatt Oo Badali Doona Braun Strowman Si Uu U Wajaho Baron Corbin

dhawaan waxaa dhaawac soo gaaray xidiga wwe braun strowman ka dib markii uu weerar xoog leh kala kulmay sadexda nin ee kala ah drew mcintyre bobby lashley iyo baron corbin labo usbuuc ka hor bandhiga raw

iyadoo maamulka shirkada wwe ay xaqiijiyeen inuu braun strowman u baahan yahay qaliin dhanka iyo gacanta waxaa qatar ay ku jirtaa inuu seego ciyaarta weyn uu la ciyaari doono baron corbin bandhiga TLC kaaso u dhici-doona 17 december

hadda waxaa soo baxaya warar sheegaya in haddii uu waqti dheer u baahdo soo kabsashada dhaawaca braun strowman in maamulka  wwe ay isaga ku badali doonan xidiga bray wyat kaaso dhaawaan dhaawac ku maqnaa waxaana wararka kusii darayaan inuu wajihi doono braun strowman

iyadoo haddii uu braun strowman  ciyaaryaan seego waxa uu weyn doona ciyaarta suunka ah ee royal rumble uu la ciyaari lahaa brock Lesnar maadama ay kasoo bixi waayay shuruuda ah inuu ka guuleysto baron corbin Bandhiga TLC

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*