Caawa Waa Habeenkii Rani Mukerji Nala Daawo Heesihii Ugu Wanaagsanaayen Xidigtaan Sameysay (+Video)

Rani Mukerji ayaa maanta u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeeda ayadoo dhalatay maanta oo kale 21 bisha Maarso sanadkii 1978 waxayna jirsatay 41 sano cimri ahaan.

Rani waa mid kamid ah atirishooyinka ugu maqaamka weyn fanka hindiya looguna jecelyahay hadaba waxaan idin heynaa jilayaasha Rani ay Bollywoodka ka jeceshahay.

Munaasabada dhalasho ee xidigtaan waxaan idiin heynaa heesaheeda kuwii ugu wanaagsana ee xasuusta badan kuwaaso xidigtaan ay sameeysay dhamaadkii 90-maadkii ilaa bilawii qarnigaan fadlan nala daawo caawa habeenkii boqorada Rani Mukerji.

Rani waxay awooda fanka soo heysatay bilawgii qarnigaan balse markii dambe waxay awooda fanka ku wareejisay saaxiibteed Kareena Kapoor Fadlan hoos ka daawo heesaha Rani ugu wanaagsan ee ilaa maanta la wada jecel yahay..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…