Cajiib: 15 Sawir Kuwaaso Muujinaya In Dalka India Aan Lagu Gaarin Sawirada Nooca Selfie-Ga Ah

Selfie waa marka qofku uu qaato telefoonkiisa gacanta ama aalad kale oo wax sawirta oo uu deetana sawir iska qaado, haku wehliyaan saaxiibo ama yeynaan ku wehlin

waxaa hadda marka marka kasii dambeesa  caalamka kasoo cusboonaaday arinta faraha ba’an ku heysa bulshada ee loo yaqaan “Selfie”

hadda waxaa sawirada selfie faraha looga qaadi doona dadweynaha ku nool dalka india kuwaaso si weyn loola yaabay habka iyo marxalada ay u galaan selfie waana kuwa mar walba jecel inay iska soo qaadan sawiro xitaa haddii ay murugeysan yihiin bal maanta waxaan ku hayaa 15 sawir oo nooca selfie ah kuwaaso muujinaysaa in dalka india aan lagu gaarin selfie

fadlan hoos ka daawo sawirada 15-kaas sawiro la yaabka leh