Cajiib!!! Nin aan qubeysan ku dhawaad 60-Sano (sheeko xiisa badan )


Inta aad ku nooshahay aduunyada waxaad maqleysa ama aadba la kulmeysa dhacdooyin ka yaabiya isla markaana Fajac kugu abuura hadaba adiga miyaad aaminaysaa bal kawaran haddii lagu sheego inuu  nin aan qubeysan ku dhawaad 60-Sano oo noloshiisa ka mid ah.

Ninkan aya da’diisu waxa ay tahay 83-Sano jir waxana lagu magacaba Amoo Hadij wuxuuna u dhashay Dalka Iran. Ninkan aya waxa la ogeyn waxa ku dhaliyay in uu noloshiisa ciqaabtan u geysto

waxana Dadka ku dhaw-dhaw ay shegen in ay maskaxdiisa taam ay tahay oo uusan waalneen dhanka kale waxa uu ninkan ku noolyahay meel ka gaar ah xaafada ay dagan yihiin dadka.