Congratulations! You have successfully installed your theme. However, it may look incomplete at this moment. Do NOT panic as you simply need to configure your Theme Options. Please go through the Theme Options completely and select an option for each setting. After that, you're site will be ready for the world!

Home » Archives by category » Arimaha Bulshada

Qaybta labaad: War bixin ku saabsan xayawaanaadka ugu badan ee banii’aadamka halista ku ah

Qaybta labaad: War bixin ku saabsan xayawaanaadka ugu badan ee banii’aadamka halista ku ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horay u soo sheegnay afar kamid ah xayawaanada ugu halista badan aduunkaan kuwaasoo ay ahaayeen Jeerta, Libaaxa, Libaax badeedka iyo Dhurwaaga. Kusoo dhawaada markaana qaybta labaad  xayawaanaadka ugu badan ee banii’aadamka halista ku ah ayadoo ay ku jiraan liiskan xaywaanaad caan ah: 7- YAXAASKA: Sida hay’ada cuntada iyo beeraha…

Arin xiiso badan: Wax ka ogaaw Qoyska ugu weyn aduunka

Arin xiiso badan: Wax ka ogaaw Qoyska ugu weyn aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Ziona Chana oo ah 68jir u dhashay dalka India ayaa qoyskiisa loo aqoonsanyahay qoyska aduunka ugu weyn kaasoo ka badan 200 oo qof.   ninkaan oo qabo 39 xaas isla markaasna dhalay caruur ka badan 100 ayaa wuxuu ku noolyahay tuulada Baktwang waxaana uga dhisan guri ka sameysan afar…

Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Hordhaca caawa iyo bandhiga Raw

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bandhiga raw caawa waxa uu ka dhici doona key arena center san diego gobolka Texas Waxa uu bilaaban doona 8:30 xilliga mareekanka saacada geeska afrikada ay tahay 3:30 habeennimo Caawa bandhigan Raw waa bandhigii  waa bandhiga raw ee ugu dambeeya ka hor bandhiga weyn ee TLC kaaso dhici doona axada…

War bixin ku saabsan xayawaanaadka ugu badan ee banii,aadamka halista ku ah

War bixin ku saabsan xayawaanaadka ugu badan ee banii,aadamka halista ku ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

War bixin ku saabsan xayawaanaadka ugu badan ee banii,aadamka halista ku ah. Markii xayawaan banii aadamka halis ku ah aad maqashhid isla markiiba waxaa maskaxdaada kusoo dhacaayo libaax maroodi iwm, lkn waxaa ogaataa in aadan xitaa maleysan Karin xawayaanka kaalinta koowaad ama kaalmaha hore kaga jiro. Hadaba sida daraasaadka iyo…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 2-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRI-YAAR IYO WALAALKIIS SHAAH-ZAMAAN

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 2-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRI-YAAR  IYO WALAALKIIS  SHAAH-ZAMAAN

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sheekada waxay noo mareysay qeybtii koowaad markii 2-dii Boqor arkeen waxa beerta qasriga ka dhacaayo iyo hab-dhaqanka foosha xun ee ay ku kaceen Naagihii Qasriga oo ay ugu horeyso Naagtii Boqor Shahri-yaar, boqor shahri-yaar markuu arkay waxa naagtiisa sameyneyso ayuu caqligii ka duulay wuxuuna walaalkiisa kayar ku yiri ” nawad…

Wade tareen oo dad ka badan 100 qof jidka uga tagay.

Wade tareen oo dad ka badan 100 qof jidka uga tagay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wade tareen kaasoo u dhashay Spanish una shaqeynaayay shirkada tareenada ee Renfe ayaa tareenkii oo socdo inta is taajiyay gurigiisa iska aaday. Sababta uu sidaas u sameeyay ayaana waxay tahay in uu waqtigiisii shaqada dhamaaday isla markaasna waqti dheeri ah haduu shaqeeyo lasiineynin wax lacag dheeri ah. Tareenkaan oo kasoo…

Side qosolka kaaga caawin karaa 100 sano inaad noolaato?

Side qosolka kaaga caawin karaa 100 sano inaad noolaato?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hadii aad rabto inaad noolaato 100 sano waa inaad talaabooyin fudud qaadaa sida qosolka si caafimaadkaaga farqi ugu sameeyo. Cilmi baaris la sameeyay ayaa lagu ogaaday in qosolka uu yareeyo hormoonaatka qalqalka, sidoo kalana wuxuu hoos u dhigaa nisbada sokorta ee dhiiga ku jirto. Sidoo kale waxaa macquul ah qosolka…

Maxaa ka taqaan Qofkii ugu bakheylsanaa aduunkaan

Maxaa ka taqaan Qofkii ugu bakheylsanaa aduunkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hetty Green oo ah haweeney mareykan ah taasoo hada geeriyootay ayaa magaceeda lagu qoray buuga waxyaabaha layaabka aduunka lagu qoro ee Guinness World Record kadib markii bakheylnimo meeshii ugu dameysay aduunka ka gaartay. Waa naag ganacsato ah misne hantiile aheyd iyadoo hantideedii waagaas lagu qiyaasa $200m taasoo manta u dhigmato…

LAYAAB Dubai oo xabadii injirta lakala siisanayo 14 dirham

LAYAAB Dubai oo xabadii injirta lakala siisanayo 14 dirham

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida laga soo sheegayo imaarada Dubai oo ka tirsan dalka imaaraadka carabta ayaa meelaha Salonka ah ee dumarka lagu qurxiyo xabadii injirta lakala siisanayaa 14 dirham una dhigmato $4.5. Dumarka Dubai ku nool ayaa looga sheekeeyay in injirta timaha koriso sidoo kalana ka hor tagto in tinta baaba,do taasoo keentay…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 1-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRA-YAAR IYO WALAALKIISA SHAAH-ZAMAAN.

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 1-aad: SHEEKADII BOQOR SHAHRA-YAAR  IYO WALAALKIISA SHAAH-ZAMAAN.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la sheegaa  ALLE  ayaase xaqiiqda oge, inuu jiray waaa hore boqor oo kamid ahaa boqoradii    Reer Saasaan  taasoo dhacdo Galbeedka Hindiya iyo Sandi. wuxuuna ahaa boqor leh awood ciidan iyo mid dhaqaaleba wuxuuna dhalay labo wiil,  oo kan weyn la dhihi jiray boqor shahri-yaar  kan yarna  Boqor Shaah-Zamaan. waxaa…

Page 1 of 56123Next ›Last »