
Rasmi: filimka Padmaavat iyo Isniintiisa 4-aad ganacsiga uu sameeyay waa filim Classic ah
Filimka weyn Padmaavat ayaa si heer sare ah isku celiyay Isniintiisa afaraad waxaana xusid mudan filimada marka ay Isniin afaraad gaaraan inay gaabis weyn sameeyaan laakiin midkaan maba hakanaayo! Padmaavat Isniintiisa afaraad wuxuu keenay 1.50 Crore asigoo ku […]