Home » Archives by category » Sheekada Filimada

Sheekada filimka Kedarnath: Sara Ali Khan saameyn xoogan ayay la timid iyo fariin dhex dhexaad ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhaca:  Sheekooyinka jaceylka ee lagu dhex lifaaqo arimaha diimaha wax ku cusub ma ahan Bollywood-ka waxayna horey u sameeyeen filimo badan oo jaceyl ah kuwaas oo fariintooda ku xeen daaban tahay kala duwanaan shaha diimaha ama ku adkaanshaha diimaha sida BOBBY [1973], JULIE [1975], BOMBAY [1995], GADAR – EK PREM KATHA…

Sheekada filimka 2.0: Lacagta 500 Crore ($75m) meel cidlo ah kuma bixin kani waa filim dhameestiran!

Sheekada filimka 2.0: Lacagta 500 Crore ($75m) meel cidlo ah kuma bixin kani waa filim dhameestiran!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhaca: Ma qiyaasi kartaa Mobile la’aan ama taleefonka gacanta la’aantiisa in xiligaan nolosha toos u socon karto? Jawaabta waa maya madaama Mobile-ka wax walbo oo muhiim ah fududeeyo waayo xiligaan la joogo nolosha waa casri waxayna la jaan qaadaa aaladaha casriga ah ee soo kordhaayo ama is bad badalaayo. Director…

Sheekada filimka Bhaiaji Superhit: Kani waa filim taageerayaasha Sunny Deol daawan karaan laakiin aan fariin wacan laheyn!

Sheekada filimka Bhaiaji Superhit: Kani waa filim taageerayaasha Sunny Deol daawan karaan laakiin aan fariin wacan laheyn!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa tiyaatarada saaran filimka mudo dheer shaqadiisa soo socotay ugu dambeyntii la dhameestiray Bhaiaji Superhit ee Superstar Sunny Deol hogaamiye ka yahay. Jilaayaasha filimkan: Sunny Deol, Preity Zinta, Arshad Warsi, Ameesha Patel & Shreyas Talpade Director: Neerraj Pathak Waqtiga uu soconaayo filimkan: 2-saac iyo 20-daqiiqo. Fariinta Filimka Bhaiaji Superhit Oo Kooban: Waa sheeko ka…

Sheekada filimka Taxiwaala: Vijay Deverakonda oo la imaaday filim cabsi mada daalo leh

Sheekada filimka Taxiwaala: Vijay Deverakonda oo la imaaday filim cabsi mada daalo leh

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Vijay Deverakonda tilaabo walbo uu qaado waa mid saxan ilaa haatan madaama uu noqday xidig Tollywood ku qabsaday doorashada aflaanta sheeko ahaan aad u tayo wanaagsan. Vijay Deverakonda waxaa tiyaatarada u saaran filimka Taxiwaala waa mid cabsi, qayaali iyo mada daalo isku jiro sidoo kalena lagu qiimeenayo wiilkan fariimaha kala duwan ee…

Sheekada filimka Amar Akbar Anthony: Ravi Teja fariin laga tagay oo aan xiiso laheyn ayuu la yimid!

Sheekada filimka Amar Akbar Anthony: Ravi Teja fariin laga tagay oo aan xiiso laheyn ayuu la yimid!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mass Maharaja Ravi Teja waxaa tiyaatarada u saaran filimka Action-ka iyo mada daalada dhameestiran leh Amar Akbar Anthony oo ah mashruuc la wada sugaayay si uu Superstar-kan culeeska dhanak Koonfurta ka heesto isaga dul qaado. Hogaamiyaasha filimkan: Ravi Teja iyo Ileana D’Cruz Director: Sreenu Vaitla Fariinta Filimk AAA Oo Kooban: Amar (Ravi Teja) iyo Pooja…

Sheekada filimka Mohalla Assi: Sunny Deol waji cusub ayuu la yimid balse filim wanaagsan kuma dhicin

Sheekada filimka Mohalla Assi: Sunny Deol waji cusub ayuu la yimid balse filim wanaagsan kuma dhicin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mohalla Assi waa filim 7-sano ka hor shaqadiisa soo bilaabatay sidoo kalena marar kala duwan la diiday tiyaatarada la saaro ayadoo lagu eedeeyay in diinta Hinduuga meel kaga dhacaayo fariintiisa waxaa u xigtay sedex sano ka hor in filimkan la xaday oo si Online ah Internet-ka loogu soo fasaxay. Dhibaato…

Sheekada filimka Thugs Of Hindostan: Aamir Khan waa bini aadan markaan sheekadii ugu liidatay noloshiisa ayuu doortay!!!

Sheekada filimka Thugs Of Hindostan: Aamir Khan waa bini aadan markaan sheekadii ugu liidatay noloshiisa ayuu doortay!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhaca: Filim in feestada Diwali la saaro waxay ka dhigan tahay inuu yahay filim oo dadka feestadooda ka qayb qaadan ama madadaalin karo sidaa darteed filimka Hindiya ugu weyn THUGS OF HINDOSTAN waxaa laga rabaa madadaalada ugu weyn sanadkan in laga helo. Jilaayaasha filimkan: Amitabh Bachchan, Aamir Khan, Katrina Kaif, Fatima Sana Shaikh,…

Sheekada filimka Sarkar: Xarakaadka Vijay u daawo filimkan sheekadiisa qaybta dambe liidato!

Sheekada filimka Sarkar: Xarakaadka Vijay u daawo filimkan sheekadiisa qaybta dambe liidato!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Vijay filimkiisa Sarkar ayaa maanta tiyaatarada la saaray xili feestada Diwali gudaha Hindiya looga dabaal dagayo wuxuuna taageerayaashiisa ugu tala galay mashruucaan inay kula feesteeyaan. Jilaayaasha filimkan: Vijay,Keerthy Suresh,Varalaxmi Sarathkumar Director: AR Murugadoss Waqtiga uu soconaayo: 2-saac iyo 43-daqiiqo Fariinta Filimka Sarkar Oo Kooban: Sundar (Vijay) waa ganacsade weyn kaasi oo Mareekanka…

Sheekada Filimka Savyasachi: Naga Chaitanya waxaa hareeyay R Madhavan mashruucaan fariintiisa dhex dhexaadka tahay

Sheekada Filimka Savyasachi: Naga Chaitanya waxaa hareeyay R Madhavan mashruucaan fariintiisa dhex dhexaadka tahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Telugu ah Savyasachi ayaa tiyaatarada saaray wuxuuna soo baxay Jimcadii aan kasoo gudubnay ama 2 November 2018 waana filim ay ku xifaaltameen labada atoore ee caanka ah Naga Chaitanya iyo R Madhavan. Jilaayaasha Filimkan:  Naga Chaitanya, Nidhhi Agarwal, R Madhavan, Bhumika Chawla Director: Chandoo Mondeti Fariinta Filimka Savyasachi Oo Kooban: Vikram Aditya (Naga Chaitanya) waa…

Sheekada Filimka Baazaar: Saif Ali Khan isku daygiisa ma xumo laakiin wuu kala dhiman yahay fariin ahaan

Sheekada Filimka Baazaar: Saif Ali Khan isku daygiisa ma xumo laakiin wuu kala dhiman yahay fariin ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Suuqa dhaqaalaha iyo isbadalka ka jiro waa mid xiiso badan balse waa markii ugu horeesay Bollywood-ka sameeyaan fariin ku qotonto suuqa sicirka iyo arimaha dhaqaalaha Mumbai. Haddaba Saif Ali Khan iyo Director Gauravv K Chawla waxay la imaadaan filimka BAAZAAR oo arimaha dhaqaalaha suuqa iyo isbadalada joogtada ah ku imaanayo ka hadlaayo…

Page 1 of 12123Next ›Last »