Codeyn :Akshay, Ranveer, Ranbir, Ayushman, Rajkumar Aktarkee Ayaa Caawa Ku Guuleysan Doona Aktarka Ugu Wanaagsan Abaal-marinta Filmfare 2019

caawa waxaa dalka india si weyn looga sugaaya showga abaal-marinada ee Filmfare kaaso la qaban doono markiisa 64aad waana dhacdada ugu lagu bixiyo abaal-marinada

Abaal Marinta Filmfare Award waa abaal marinta ugu weyn uguna qiimaha badan ee la siiyo dadka fanka hindiya ka shaqeyaan.

Marka laga soo tago abaal marinta dowlada India bixiso guud ahaanteda Filmfare Award waxay noqoneysa abaal marinda shirkadaha caadiga ah bixiyaan mida ugu qiimaha badan oo shaqsi walba fanka hindiya ka tirsan ku riyoodo siduu ku hanan lahaa.

iyadoo dhawaan si rasmi ah loo soo bandhigay u tartamayasha abaal marinta caanka ah ee Filmfare Awards qeybaheedak kala duwan taasi oo sanad walba la qabto.

Qeybta atooraha ugu wanaagsan ee shirkada Filmfare Award waxaa liiskaas u tartami doona xidigo qaab jiliin wacan la yimaaden sanadkii hore 2018 waxaana kamid ah xidigahan Ayushaman khurana kaaso sanadkii hore wacdaro aan caadi ahayn ka dib markii labadiisa filim ee kala ah Andhahdhun Iyo Badhaai Hoi oo ay si mucjiso ah ku guuleystayn

aktarkan ayaa waxa uu filimkiisa Andhadhun kusoo bandhigay qaab jiliin heer sare ah kaaso Ayushman u suurta-gelisay inuu imaado boosas ay iska lahaan jirayn aktaro fanka kusoo jiray muddo badan

haddaba yaad is leedahay wuu noqon doona aktarka ugu wanaagsan 2019

Best Actor In A Leading Role (Male) – Popular

Akshay Kumar (Padman)

Ayushmann Khurrana (Andhadhun)

Rajkummar Rao (Stree)

Ranbir Kapoor (Sanju)

Ranveer Singh (Padmaavat)

Shah Rukh Khan (Zero)

3 Comments

  1. kow Horta waxaan islahaa Ranbir baa leh balse haduu ka soo qaybgali waayo Ranveer baa leh sababto ah filmfare beryahan oo dhan ninka ay buunbuuninaayen waa ranveer lkn anigu ranbir baan ucodeeyey haduu kasoo qaybgali waayo way iska cadahay cida leh

Comments are closed.