Codsiga aqristayaasha iyo macluumaad ku saabsan filimka Captain Marvel

Filimka Hollywood-ka ee Super Hero-ga ah Captain Marvel gudaha Hindiya HIT ayuu ka noqday sidoo kalena USA Boxoffice iyo suuqyada caalamka ganacsi weyn ayuu ka sameenayaa balse aqristayaasheena qaar ka mid ah ayaa naga codsadeen inaan sharaxaad ka siino filimkan inuu taxane ku lug leeyahay iyo macluumaad kale.

Captain Marvel waa filim Ameerikaan ah oo Super hero ah kana mid ah filimada taxane ah ee ku saleesan sheekooyinka shirkada Marvel soo saarto ee Super Hero-ga qayaaliga ah Marvel Comics weliba wuxuu mashruucaan ku saleesan yahay doorka qayaaliga ah Carol Danvers oo ay jileyso gabadha caanka ah Brie Larson oo taxanaha Marvel qeybihiisa kala duwan kasoo muuqato.

Si kooban filimka Captain Marvel waxaa hogaamiye ka ah Brie Larson waana qayb ka mid ah taxanaha Marvel hal door oo ka mid ah Caro Danvers oo awood loo yeelay kaligeedna hogaamiye ka ah.

Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Ku Dhufo hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Jilaayaasha Filimka Captain Marvel: Brie Larson, Samuel L. Jackson, Ben Mendelsohn, Djimon Hounsou, Lee Pace, Lashana Lynch, Gemma Chan, Annette Bening, Clark Gregg, iyo Jude Law.

Director: Anna Boden iyo Ryan Fleck

Captain Marvel waa filimka 21-aad ee hoos imaanayo Marvel Cinematic Universe (MCU): waa filimaan Super hero ah oo taxane ah kuna saleesan sheekooyinka qayaaliga buuga Marvel Comics lagu soo qoro oo filim ahaan loo jilo.

Ilaa haatan shirkada Marvel Studio waxay maa galisya 21-filim oo Super Hero qayaali ah kuna saleesan sheekooyinka buugaagta Marvel Comics lagu qoro marka filim ahaan loo jilana waxaa loo bixiyay taxanahan Marvel Cinematic Universe (MCU).

Taxanaha kowaad ee Marvel ugu horeeyay sameesay Super Hero ah waa Iran Man (2008) fadlan hoos kaga bogo 21-ka filim ee taxane ah hoos imaanayaan Marvel Cinematic Universe (MCU):

Phase One (Wajiga Kowaad):

Iron Man (2008)

The Incredible Hulk (2008)

Iron Man 2 (2010)

Thor (2011)

Captain America: The First Avenger (2011)

Marvel’s The Avengers (2012)

Phase Two (Wajiga Labaad):

Iron Man 3 (2013)

Thor: The Dark World (2013)

Captain America: The Winter Soldier (2014)

Guardians of the Galaxy (2014)

Avengers: Age of Ultron (2015)

Ant-Man (2015)

Phase Three (Wajiga Sedexaad):

Captain America: Civil War (2016)

Doctor Strange (2016)

Guardians of the Galaxy Vol. 2 (2017)

Spider-Man: Homecoming (2017)

Thor: Ragnarok (2017)

Black Panther (2018)

Avengers: Infinity War (2018)

Ant-Man and the Wasp (2018)

Captain Marvel (2019)

Avengers: Endgame (26 April 2019 waa filimka 22-aad ee Marvel sameyso aflaanta Super Hero-ga Qayaaliga ah ee Marvel Comic Books laga soo min guuriyo).

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*