Daawo Sawirada Qaar Ka Mid Ah Xidigaha Bollywoodka Ugu Caansan Xiligii Ay Soo Galaayeen Fanka

qofwalba waxa uu leeyahay calaf iyo nasiib taaso kaliya uu sugo maalin waxaa jirta dad kuwaaso ku riyooda waxa ay jecel yihiin

laakiin waxaa dhacda in qaarkood ay helaan hamigooda ama ay u rumowdo riyadooda laakiin soo gelida bollywoodka waa mid sahlan laakiin waxa adag inaad halkaas ka noqoto xidig

waxaan been ahayn markaad soo gasho bollywoodka in noloshaada uu ku dhacaayo is-badal weyn iyadoo hadii aad tahay qof iska caadi ah markaad la nooshahay bulshada waxaa lagu arkaa inaad tahay iska qof caadi ah iyadoo midaas ay tahay inaadan ahayn qof xarajayn kara

haddabe waxaa maanta ku hayaa qaar ka mid ah xidigo caan ah oo ka tirsan shirkadda bollywoodka muuqaalkooda xiligii ay ku cusbaayeen bollywoodka balse hadeertan quruxdooda dadka si weyn ugu soo jiitaan

1. Abishek Bachchan

2.Aishwarya Rai

3. Priyanka Chopra

4. Sonam kapoor

5. Mandhuri Dixit

6. Salman Khan

7. Katrina Kaif

8. Deepika Padukone

9. Shah Rukh Khan Iyo Gabadha Sanjay Dutt Trishala Dutt

10. Juhi Chawla

11. Preity Zinta

12. Saif Ali Khan

13. Akshay Kumar

14. Aishwarya Rai Iyo Karishma Kapoor

15. Hrithik Roshan Iyo Qoyskiisa

16. Sushmita Sen

17. Shilpa Shetty

18. Shahid Kapoor