Da’du waa tiro. Daawo sawiro qaar kamid ah jilyaasha halkii ay duqoobi lahaayeen dhalinyaro sii noqday. qeybtii 2aad.

 

Dadku markey duqoobaan ama cimrigooda da’ kusii kororto waa laga dareemaa iney sii weynaadeen balse waxaan maanta idiin heynaa qaar kamid ah jilyaasha Hollywoodka oo aadba moodid iney sii yaraanayaan.

qeybtii 1aad waxaan idiinkugu soo gudbinay qaar kamid ah sawirada dadka caanka misna muuqaal ahaan is badalin.

hadaba Halkaan hoose ka daawo qeybta 2aad.

 

1-Gabrielle Union.

Waa 46 jir laakiin wali isma badalin muuqaal ahaan.

 

2-Rob Lowe.

Aktarkaan wuxuu badalay midabka tintiisa laakiin wali isma badalin muuqaalka wajigiisa waana 54 jir.

 

3-Gwyneth Paltrow.

Atariishadaan waxay dhashay gabar aad ugu eg waana 46 jir balse sida sawirada ka muuqato wax isbadal ma jiraan.

 

4-Owen Wilson.

Jilaagaan waa 50 jir laakiin sida kamuuqato wax isbadal majiraan walina 30 jiraa la moodaa.

 

5-Kate Winslet.

Atariishadii naga yaabsatay filimkii Titanic waa 43 jir balse wali waxaa la moodaa iney 22 jir tahay.

 

6-Keanu Reeves.

54 jirkaan Hollywoodka ah wali waa sidiisii waxaana dheeri ku ah kaliya waa cirada garka uga soo baxday.

 

7-Ricky Martin.

Heesaagaan 47 jirka ah si fiican hadaad u fiiriso wax isbadal miyaa kaaga muuqdo?

 

8-Busy Philipps.

Atariishadaan waa 39jir balse wax isbadal kama muuqdaan tan iyo markey jishay filimkeedii koowaad ee Freaks and Geeks waxayna markaas aheyd 20 jir.

 

9-Taye Diggs.

Aktarkaan waa 48 jir balse muuqaalkiisa midaas ma sheegayo.

 

Hadii aadan aqrisanin 1aad ee warbixintaan Fadlan RIIX HALKAAN