CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Dag Dag; Manchester United oo heshiis shakhsi ah la gaartay daafaca Crystal Palace Arun Wan-Bissaka.

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa heshiis shakhsi ah la gaartay daafaca kooxda Crystal Palace Aaron Wan-Bissaka kaasoo mudooyinkaanba lala xiriirinaayay.

Sida uu qoray wargeyska La Gazzeetta Dello Sport kooxda Manchester United ayaa heshiis shakhsi ah la gaartay daafaca kooxda Crystaal Palace heshiiskaasoo dhan mudo 5 sano ah wuxuuna ku egyahay 2024ta.

Heshiiska ayaa haatan waxaa ka dhiman in labada koox isku afgartaan sida wargeysku sheegayo walow kooxda Crystal Palace maalintii daraad aheyd United kasoo diiday dalab 40M ah iyagoona doonayo 60M.

Aaron Wan-Bissaka ayaa ah dooqa koowaad ee macalin Ole Gunnar Solskjear maadaama uu yahay ingiriis dhalad ah sidoo kalana daafacashadiisa heer sare tahay asigoona ah cayaaryahan aad u da’yar mustaqbalna leh.

Related posts

Daawo: Dagaalka ka dhaxeeyo Ram Charan & Allu Arjun, kibirka Kangana iyo maxaa cusub

Zakarie

Kartik-Ananya, Tara-Sidharth Iyo Lamaanayaal La Isku Xanto Midkeese Jeclaan Laheed In Xiriirkoda Dhab Noqdo (+Sawiro)

Ali Aadan

Sonam Kapoor Oo Dhulka La Gashay Vivek Oberoi Kadib Sawirkii Hadal Heynta Dhaliyay Ee Uu Baraha Bulshada Soo Dhigay Shalay!!

Ali Aadan

6 Xidig Oo Bollywoodka Caan Ka Ah Kuwaaso Luuqada English-ka Aan Ku Hadli Karin (+Sawiro)

Ali Aadan

Jilaa Dhamaystiran: Aktarka Akshay Kumar Oo Diiday In Loo Sameeyo Muuqalada Halista Filimka Sooryavanshi Isagoo Magaalada Bangkok Ku Duubay Muuqaalo Action ah

Jabriil Abdikadir

Rasmi: Ajay filimkiisa De De Pyaar De iyo mudo 10-maalmood ah ganacsiga uu sameeyay

Zakarie