Home BOX OFFICE De De Pyaar De oo kaalinta 6-aad ka galay aflaanta 2019 Isniintooda...

De De Pyaar De oo kaalinta 6-aad ka galay aflaanta 2019 Isniintooda kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Superstar Ajay Devg, Tabu iyo Raku Pureet Singh filimkooda  De De Pyaar De  ayaa kaalinta 6-aad ka galay aflaanta Isniintooda kowaad lacagaha ugu badan sanadkan soo xareeyaan madaama uu keenay 5.85 Crore ilaa 6 Crore lacago u dhaxeeyo sida ay shabakada Boxoffice India (BOI).




Marka laga hadlaayo aflaanta Isniintooda kowaad hoos u dhaca ugu yar sameeyaan kaliya filimka De De Pyaar De waxaa kaga wanaagsan Uri – The Surgical Strike, Luka Chuppi iyo Badla. Waxaana xusid mudan in Uri Isniintiisa kowaad 25% sare u kac sameeyay sidoo kalena Total Dhamaal iyo Uri ayaa ah labada filim ee sanadkan 10 Crore keenay Isniintiisa kowaad.




Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee Isniintooda kowaad sanadkan 2019 lacagaha ugu badan soo xareeyo sida ay shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabacday:

1. Uri: The Surgical Strike – 10.55 Crore (+24.26% hoos u dhac)

 

 

2. Total Dhamaal – 10.04 Crore (-36.89% hoos u dhac)

 

 

3. Gully Boy – 8.41 Crore (-56.33% hoos u dhac)

 

 

4. Kesari – 7.94 Crore (-61.46% hoos u dhac)

 

 

5. Luka Chuppi – 7.75 Crore (Fasax) (-30% hoos u dhac)

 

 

6. De De Pyaar De – 5.85 Crore (-29% hoos u dhac)

 

 

7. Student Of The Year 2 – 5.31 Crore (-52.81% hoos u dhac)

 

 

8. Manikarnika: The Queen Of Jhansi – 4.42 Crore (-42.30% hoos u dhac)

 

 

9. Badla – 3.84 Crore (-23.05% hoos u dhac)

 

 

10. Kalank – 3.81 Crore (-79.97% hoos u dhac)




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...