Deepika Padukone, Katrina Kaif Iyo Xidigaha Sawirada Lama Filaanka Laga Soo Qabtay Internet-kana Lagu Faafiyay!!

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee todobaadkii aan soo dhaafnay sawirda kadiska ah laga soo qabtay kuwaaso hadana Internet-ka lagu faafiyay.

Jilaayasha ayaa todobaad walba laga soo qabta sawiro ayagoon filaneenin ah ama aan ahen kuwa sidii saxda ahed loogu talo galay balse shacab weynaha baraha bulshada ayaaba ku maadeestaan sawirada noocaan ah.

Liiskan waxaa todobaadkan kujirta atiriishada Sanya Malhotra oo dhawaanhana fagaaraha lagu arkin balse iyadoo Mumbai kusugan xili habeen ah ayaa sawir lama filaan ah laga soo qabtay.

Waxaa kaloo kamid ah xidigaha kasoo muuqanayaan maqaalkan sida Deepika Padukone, Katrina Kaif, Jacqueline iyo kuwa kale oo sawiro lama filaan ah laga soo qabtay xiliyo kala duwan todobaadkii hore.

fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada jilayaasha lama filaanka ah todobaadkan laga soo qabtay oo ay todobaad walbasoo daabacdo shabakada Bollywoodlife sida taxane ah.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…