Home » Nolosha Jilaayaasha » Deepika Padukone Oo Fashion Shidan Sameesay Iyo Sawiradeeda Soo Jiidashada Leh!!

Deepika Padukone Oo Fashion Shidan Sameesay Iyo Sawiradeeda Soo Jiidashada Leh!!

Atirishada caanka ah Deepika Padukone ayaa Fashion heer sare ah u sameeysay shabakada GQ si sawirada Deepika ay Cover kaga dhigtaan bishaan December sawirkeeda ayaana saarnan doono.

Padukone waa atirisho maqaam sare ka gaartay fanka hindiya waqtigaana ah atirisho aan awoodeda loo dhowaan Karin dhanwalba waxana inta badan lala bar bardhiga atirishada Priyanka oo ay dhinacyo badan ku xifaaltamaan.

Deepika waxay Bollywoodka soo gashay sanadkii 2007 filmkii Blockbuster-ka noqday Om Shanti Om ayeena kusoo caan baxday kaaso Shah Rukh Khan hogaamiye ka ahaa.

Hadaba waxaa maanta baraha bulshada lagu soo daadiyay sawirada Deepika xili laga duubayey sawiro Fashion ah oo Cover looga dhigo shabakada GQ oo fashion-ka iyo maqaalo kale caan ku ah.

Dhanka nolosheeda gaarka ah Deepuu waxay guursatay atooraha Bollywoodka ugu tamarta badan Ranver Singh oo ay hader udhaxdo 15 Nov ayuuna arooskoda dhacay xili xaflado waweyn dhigteen oo ay arooskoda ugu dabaal dagayeen.

Hadaba waxaan idiin heynaa sawirada shidan ee atirishadan laga soo bandhigay kuwaaso laga qabtay intii ay Fashion-ka usameyneysay shabakada GQ halkaan hoose ka daawo sawirada..

HOT! Deepika Padukone is raising temperature in these behind-the-scenes pictures from the cover shoot of GQ magazine

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *