Deg Deg: Priyanka Chopra Oo Afka Furatay Sheegtayna Inshax-xumadii Iyo Faraxumeenti Ay Bollywoodka Kala Kulantay!!

Atiriishada caanka ah Priyanka Chopra ayaa ka hadashay markii ugu horeysay in shirkada Bollywoodka ay kala kulantay hada kahor gobood fal iyo anshax xumo waayaheda dhalinyarnimo iyo bilawgii fanka ay soo galeysay.

PeeCee ayaa wax laga weydiiyay barnaamijka ololaha dumarka loogu caawinaayo ee Me Too Movement kaaso 2018 Bollywoodka si rasmi ah looga hirgaliyay dumar badana kaga hadleen dhibka xiliyo kala duwan loo geestay.

Hadaba Priyanka oo wareysi lala yeeshtay waxay katiri barnaamijkan sida tan,”waan ku faraxsanahay barnaamijkan hader anaga dhexdeena (dumar ahaan) oo aan is caawino aawged gabar walba waxay ku dhiiran doontaa inee Tv-ga ama mikrafoonka hor timado kana hadasho gobood falka iyo tacaddiga ay kala kulantay Bollywoodka iyo meelo kaleba.”

Waxaa la weydiiyay in iyada nafsad ahaanteda hada kahor kala kulantay Bollywoodka wax fara xumeen ah ama anshax xumo ah intii ay ku guda jirtay waayaheda wacnaa waxay ku jawaabtay,”gabar walba oo Bollywoodka soo gasho waa qasab inee la kulanto anshax xumo lagu sameeyya ugu yaraan afkaba halaga aflagaadeeye hadii xita gacan aan loola tagin.”

“Anigana waan soo maray oo wan kulmay arinkaan balse dumar ahaan akteena wax caadi ah ayee ka noqdeen mida kalena xiligaas waxba laguma dhiiran jirin in la sheego gabar walba sharafkeeda ayee ilaalsan jirtay balse dhacdadii aniga igu dhacday mid iska yar ayee ahed waana iska hilmaamay hader.”

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*