Dhaawacii Zeenat Aman Kasoo Gaaray Sanjay Khan Iyo Siduu U Qayaamay Xidigtaan!!

 

Zeenat Aman waa atarishadii barisamaadki dhanka Fashionka looga haray, xidigtaan quruxdeeda ay soo bandhigeysay ayaa Malaayin niman ah kadaba ordi jireen.

hadaba Zeenat ma aheyn q0f isla weyn inkastoo ay aheyd xidig weyn oo magac daafaha caalamka kuleh quruxdeedana aan caadi aheyn hadana waxay aheyd qof aad u degen oo intabadan xishmadesa dadka.

waxaa lashega Zeenat inee xiriir qaas ah lasameysay Feroz Khan inta lagu guda jiray duubista filimka Qurbani balse warkaas si cad looma shaacinin.

hadaba Sanjay Khan ayaa xidigtaan markuu quruxdeeda kahelay bilaaway inuu aad ugusoo dhowaado.

wuxuu kusoo daray filimka Abdullah oo isaga Director ka ahaa, waxaa lashegay duubista filimkaas inuu kaga faaideystay xidigtaan oo xiriir jaceyl ah la sameyay.

Sanjay wuxuu jaceyl ku abuuray Zeenat, kadib sidee arinkooda usocotay, oo dadka dhana kawada warqabeen madama xirirkooda xiligaas uu ahaa mid Public ah.

ayaa waxaa dhacday in Sanjay xidigtaan dharbaaxo kudhajiyo meel fagaaro ah oo u dhow Taj Hotel Mumbai.

waxaa ilaa hada la ogeen sababta rasmiga ah ee uu u dharbaaxay xidigtaan aanan mudneen dharbaaxsho oo nin walbo u dhimanaayey xiligaas sidu kuhelo.

balse sida wararka xanta ah sheegeen waxaa la yiri in Sanjay qalbiga kajabiyay Zeenat maadama xirirkeeda uu gabi ahaanba iska afjaray kana caro gadistay.

sidaas ay tahay Zeenat kama aysan samrin marwalba iyo meelwalba ayee iskudayi jirtay ine wax fahamsiiso, ugu dambeen jawaabteda wuxuu kadhigay dharbaaxsho.

Zeenat wixii markaas kadambeyay waxay ka fogaatay Sanjay noloshiisana dib dambe uma aysan soo gali

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*