Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (17 Apr 2019) Warar Update ah kaga bogo

Barnaamijka LIVE NOW waa mid maalin walbo idaacada Ciyaaraha FM (103 Mhz) ka baxo marka laga reebo maalinta Jimcada ah wuxuuna soo galaa 11:00 AM – 12:30 PM maalin walbo marka laga reebo maalinta Jimcada ah.

Barnaamijka LIVE NOW qofkii Muqdisho joogo toos wuxuu uga dhageesan karaa idaacada Ciyaaraha FM balse qofka aad Muqdisho iyo hareeraheeda joogin si uu u dhageesto warar Update ah iyo falanqeynta cayaaraha ayaan halkaan usoo dhignaa ka bogo wacan.

Fadlan codka hoos yaalo Play dhaho ama falaarta ku dhufo si aad u dhageysatid barnaamijka LIVE NOW oo ay soo jeediyaan Zakarie Abdi Mohamed iyo Abdulkadir Abdullahi Ahmed (Halooyeelo) kadibna fikirkaaga nala wadaag:

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

1 Comment

  1. Mnsha allh fikradan mar hora jecla inan naila wadago lknse nasiib xumo waqtiga ima samixin hada markn arkey dhabti wan ku farxay wxn idin leyhy hore u socda marka aniga muqdisho aya joogi jirey barnmijkan aad io aad ban ugu taxna markn muqdisho kaso tagey kampala an imid runti wan tabey barnmijkan lknse waxan idin rajeyn waxyaba kle cusub inad keenta sida muqal live aad so gashaan insha allh ustad zakaria shaqsi sigaar ah aan u taagero aad tahy dhamaan suxufiyinta ka shaqeysa magalkda muqdisho qabiir sare aad tahy shaqada aae bulshada u heysid sii hormari an ku leeyhy walal

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*