Dhalash Wacan Irrfan Khan Atoore Door Walba Sameyn Kara Iyo 5 Film Oo Abid Laga Xasuusan Doono (+Sawiro)

 

Dhalasho wacan Irrfan Khan oo u dabaal dagaya sanad guuradiisa 52-aad madama uu dhashtay 7 Jan sanadkii 1967 waxuuna maalint barit ah ama saacado kadib jirsan doona 52 sano.

Irrfan waayihiisa fanka heer sare ayuu ka gaaray xitaa intuu Bollywoodka ka dalacay aya waxa uu kasoo muuqday aflaam British iyo Hollywood ah waana atoore qaab jliin cajiib ah.

Hadaba munaasabada dhalasho ee xidigan aawged waxaa laga soo bandhigay 5 film oo abid laga xasuusan doono, inkastoo xidigan aflaam badan oo qaab jiliin heer sare ah kusoo bandhigay hadana 5 film ayaa si qaas ah loo calaameyay.

Yeh Saali Zindagi:

Irfan-2

 D-Day:

D-Day

Qissa:

Irfan-1

Right Yaaa Wrong:

Wright-Or-Wrong

Sunday:

Sunday