Dhalasho Wacan Aabaha Bollywoodka Amitabh Bachchan Iyo 5 Film U Gaar Ah Munaasabada Dhalashadisa (+Sawiro)

Maanta waxaa loo dabaa dagaya sanad guurada dhalasho Mega Star Amitabh Bachchan wararkiisa xiisaha lehna si isdaba joog ah ayaa loo soo daabacaya shabakada caalamiga ah.

Waxuu maanta u dabaal dagayaa Amitabh Bachchan sanad guuradisa dhalasho isagoo dhashtay maanta oo kale 11 October sanadkii 1942 waxuuna maanta si rasmi ah u jirsaday 76 sano balse da’diisa iyo shaqadiisa ismalahan.

Qaab jiliinkisa wacan abaal marino badan ayuu ku qaatay xidigaan waxaaba si fudud loo dhihi karaa waa atooraha taariikh ahaan India oo dhan ugu awooda badan uguna magaca weyn looguna jecelyahay.

Filmadiisa lama kala saari karo oo aflaam badan oo wanaagsan ayaa jiraan oo kuwii hore, kuwii dhexe iyo waliba kuwii dambe isugu jiraan balse waxaa maqaalkan lagu soo qaatay 5 film oo kamdi ah aflaamtii bari samaadkii loogu jeclaa.

5 Film waxay kamid yihiin Amitabh Bachchan filmad auu maqaamka sare ku gaaray iyo markii jacelka waalida ah loo qaadayey iyo waliba markii uu Super Star-ka hindiya ugu weyn noqonaayey waxaana la daawaday 5 film 70-maadkii iyo 80-maadkii.

Fadlan halkaan hoose kaga bogo Amitabh Bachchan iyo 5 film ugu wanaasgan kuwii bari samaadkii ilaa maantana si weyn loo jecelyahay waana mid u gaar ah munaasabadiisa dhalasho.

Zanjeer:

1431504584zanjeer-2

Don:

amitabh-bachchan-don-759

Sholay:

sholey

Deewar:

maxresdefault

Agneepath:

Agneepath-1990-DVDRip-XviD-E-SuB-xRG[(139510)19-42-37]