Dhalasho Wacan Aamir Khan Iyo Sawiro U Gaar Ah Isagoo Yar Dadka Badankoodana Aysan Arag (+Sawiro)

Waxaa maanta sanad guuradiisa dhalasho u dabaal dagaya atooraha weyn Aamir Khan kaaso dhashtay maanta oo kale 14 Maarso sanadkii 1965 waxuuna maanta si rasmi ah u jirsaday 54 sano.

Mr.Prefectionist Aamir Khan waa atoore kamid ah atoorayaasha ugu wanaagsan India iyo kuwooda ugu wanaagsan abid soo maraan.

Hadaba munaasbada dhalasho ee xidigaan aawged waxaa lasoo daabacay sawiro isago yar ah waana sawiro u gaar ah oo dadka badankooda aysan horey u arag.

Fadlan Halkaan Hoose Ka Daawo Khan Oo Waalidkiisa Iyo Saaxiibadisa Waqti La Qaadanayo:

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

2_031416113942

aamir

Aamir--4

Aamir-1

Aamir--3

Aamir--2

9a72b1abe563064796dc783f266f889e

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*