Dhalasho Wacan Adira (Rani Mukerji Gabadheeda) Iyo Xidigaha Bollywoodka Looma Kala Harin Atiriishoyin Shidan (+Sawiro)

tani ma ahen kaliya xaflad dhalasho ee waxay ahed xaflad dhalash tii ugu weyned uguna wanaagsaned ee ay mudadan Bollywoodka sameystaan.

Waxaa loo dabaal dagay caawa xaflada dhalasho ee gabadha Adira taaso ay dhaleen Aditya Chopra iyo Rani Mukerji waana xaflada heerkii ugu sareysay loo agaasimay.

Bilicda goobta xaflada waxaa ka daran quruxda dadka kasoo qeyb galeen qaasatan waxaa meesha ku kulmeen atiriishoyin iswaayey mudo dheerna isugu dambeysay inee is arkaan.

Ileen dad iswaayey aduunya kala geysay, Rekha, Sridevi, Shilpa Shetty, Karisma Kapoor, Kareena Kapoor iyo wiilkeeda Taimur, Karan johar iyo mataanihiisa Yash iyo Roohi.

looma kala harin goobta, halkaan hoose ka daawo sawirada xidigaha yimaadeen goobta oo meesha dhan camireen.

 

2 Comments

Comments are closed.