Dhalasho Wacan Alia Bhatt Iyo 15 Sawiro Taaso Alia Bhatt Ay Ku Xaqiijinayso Inay Tahay Boqorada Bollywoodka Ee Dhanka Fashionka 

 

Atirishada Alia Bhatt ayaa maanta u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeeda ayadoo dunida kusoo biirtay 14 Maarso sanadkii 1993 waxayna jirsatay maanta 256.sano cimri ahaan.

Hadii aan idiin la wadaagnay sawiradeeda kuwii ka horeyay inta aysan soo galin Bollywoodka iyo xiligii ay yareydba markaana waxaan idiin heynaa kuwa uqaas ah xiligii ay Bollywoodka soo caga dhigatay.

Bhatt waa atirisho kamid ah kuwa loogu jecelyahay India ayado da’ ahaan yarna sido kalena fanka kucusb aye gaartay maqaam atirishooyin 90kii Bollywoodka kujireen ay gaari waayen.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Laga Soo Bandhigay Xidigtaa:

A1

A2

A3

A4

A5

A6

A7

A8

A9

A10

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*