Dhalasho Wacan Alia Bhatt Oo Maanta Jirsaday 26 Sano Iyo Sawiro Ayadoo Yar Ah Kahor Inta Aysan Bollywoodka Soo Galin (+Sawiro)

Alia Bhatt waa atirishada ugu guulaha badan Bollywoodka marka laga hadlo atirishooyinka dhalinta ah ee maanta isku jiilka yihiin.

Alia waxay dhalatay maanta oo kale 15 Maarso sanadkii 1993 waxayna maanta jirsatay 26 sano ayadoo aad u yar misane ah mida ugu dhalinta yar Bollywoodka heystaan.

Bhatt waxay kaso jeeda qoys fanka magac weyn kuleh aabahed waa qarash gareye iyo filmsameye Mahesh Bhatt halka walashed tahay Filmsameyso qarash gareyso atirisho 90kii caan ahed taasona ah Pooja Bhatt.

Alia Bhatt waxay fanka soo gashay sanadki 2012 oo ay atirisho buuxdo noqotay ayado kusoo caan baxday filmkii Student of The Year ee uu iska lahaa Karan johar, waxi markas ka dambeyay waxay mudadaas yar ku noqotay gabar caan ah oo daafaha caalamka taagero fara badan kuleh.

Bhatt iyo sawiradeeda ayado yar ah misane u gaarka ah ee maanta lasoo bandhigay halkaan hoose ka daawo:

Alia 2

Alia-

Alia-1

Alia-3

Alia-4

Alia-5

Alia-6

Alia-7

Alia-8

Alia-9

Alia-10

Alia-11

Alia-12

Alia-13

Alia-14

Alia-15

Alia-16

Alia-18

Alia-19

Alia-20

Alia-21

Alia-22

Alia-23

alia-24

alia-25

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*